Friday, February 5, 2021

 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaliya oo kulamo xal loogu radinaayo colaado maalmihii lasoodhaafay ka tagnaa degaanka Xananbuure la qaatay odoyaasha magaalada Cadaado.


Kulankaani u dhaxeeyay Odoyaasha dhaqanka magaalada Cadaado iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo oy wehliyaan Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudig ayaa looga hadlayay xalinta colaadaha ka jira degaanka Xananbuure ee Gobolka Galguduud.



No comments:

Post a Comment

 Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay wuxuu ugu yeeray dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada inay si deg deg ah dib u b...