Friday, February 5, 2021

 Sacuudi Carabiya ayaa si kumeel gaar ah u siideysay labo sacuudiyaan Mareykan ah oo ku xirnaa eedeymo la xiriira “argagixiso la xiriir” ka dib in ka badan 300 maalmood oo uu xirnaa iyadoo isbedel weyn uu ku yimid siyaasada Mareykanka ee ku wajahan boqortooyada.


Salah al-Haider, oo ah wiil ay dhashay haweeneyda hogaamisa dadka u dooda xuquuqda haweenka iyo Bader al-Ibrahim, qoraa iyo dhaqtar ayaa la siidaayay khamiistii iyadoo la sugayo maxkamad, sida ay sheegeen kooxaha u ololeeya.


No comments:

Post a Comment

 Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay wuxuu ugu yeeray dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada inay si deg deg ah dib u b...