Howlgalkan ayaa waxaa fuliyey ciidamada Gor-Gor ee dhawaan la geeyey Galmudug, kuwaas oo horay loogu sii diyaariyey meel u dhaw goobta ay hoobiyaha ku rakibteen xubnaha la laayey ee ka tirsanaa Al-Shabaab.
Laba habeen ka hor ayey Al-Shabaab goobta xalay lagu laayey dagaalamayaashooda ka soo tureen ku dhawaad 10 hoobiye oo ku kala dhacay xaafadaha magaalada, balse weerar jid gal ah ayaa habeenkaas looga dilay hoggaamiyahoodii, halka dagaalame kale nolosha lagu qabtay isagoo dhaawac ah.

No comments:
Post a Comment