Dowlada militariga ee Myanmar ayaa khamiistii xayirtay Facebook iyo barnaamijyada kale ee baraha bulshada - ilaha muhiimka u ah isgaarsiinta dadkeeda - si loo xakameeyo mucaaradka kadib markii ay xireen hogaamiyaasha la soo doortay ee wadanka isla markaana ay la wareegeen awooda inqilaab uu sheegay madaxa qaramada midoobay inuu fashilmay.
Wednesday, February 3, 2021
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay wuxuu ugu yeeray dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada inay si deg deg ah dib u b...
-
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa wajihi doono maxkamadeyntiisii labaad ee xil ka qaadis ah todobaadkan gudihiisa aqalka...
-
Ku dhawaad 30 arday oo dhameysatay Waxbarashada Heerka koowaad ee Jaamacadda Xanaano University Xarunteeda Caasimada Galmudug ayaa xaflad q...
-
Waqooyiga Kuuriya waxay dayactirtay oo ay horumarisay barnaamijyadeeda nukliyeerka iyo gantaalaha ballistic-ga illaa 2020 oo dhan iyada oo ...

No comments:
Post a Comment