Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee sanadkii 2016-kii oo Ankara ay ku eedeysay daaciga iyo ganacsade Muslim ah oo degan Mareykanka, wargeyska maalinlaha ah ee Hurriyet ayaa soo wariyay, xilli Turkiga uu raadinayo xiriir wanaagsan oo lala yeesho xulufadiisa NATO.
Jawaab deg deg ah oo ay ka bixisay faallooyinka khamiistii, Waaxda Arimaha Dibada ee Mareykanka ayaa sheegtay in eedeynta ay tahay "gebi ahaanba been abuur
No comments:
Post a Comment