Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Antony Blinken oo lahadlay ra'iisul wasaaraha Ethiopia khamiistii wuxuu muujiyay "walaac weyn" oo kusaabsan dhibaatada kajirta gobolka Tigreega wuxuuna kubooriyay "marin bini'aadanimo oo deg deg ah oo buuxa oo aan laxakamayn si looga hortago qasaare kale oo naf leh," ayuu yiri afhayeen uhadlay Maraykanka.
21
People Reached
0
Engagements

No comments:
Post a Comment