Monday, February 8, 2021

 Maamulka Biden ayaa Axadii uga digay fallaagada Xuutiyiinta Yemen weerarada sii socda, maalmo kadib markii ay u dhaqaaqeen inay ka saaraan “urur argagixiso ajnabi ah” oo kooxda uu dul dhigay madaxweynihii hore Donald Trump maalmihii ugu dambeeyay ee xilligiisa.

Wasaaradda arrimaha dibedda ayaa ugu baaqday kooxda fallaagada ah ee Iiraan xiriirka la leh, oo gacanta ku haysa dhul ballaaran oo ka mid ah waddanka saboolka ah, oo ay ku jirto caasimadda Sanca, in ay si deg deg ah u joojiyaan weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah ee Sacuudi Carabiya isla markaana ay joojiyaan hawlgallada millatari ee cusub ee ay ka wadaan waddanka ay colaaduhu aafeeyeen


No comments:

Post a Comment

 Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay wuxuu ugu yeeray dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada inay si deg deg ah dib u b...