Hawlgalkaani ay sida wada jirka,uga sameeyeen caasimada dowlad gobaleedka hirshabeele,ee magaalada jowhar ciidamada nabad sugida booliska, oo,ay wehliyaan ciidamada sida gaar,ah u tababaran ee haramcad .
Hawlgalkaani ciidamadu,ay ka sameeyeen magaalada,ayaa u jeedkiisu,ahaa,in lagu sii,adkeeyo amniga magaalada jowhar.
Saacadihii,uu socday hawlgalka,ayaa lagu baaray gadiidka,goobaha ganacsiga,iyo guryaha waxaana lagu soo qabtay laba ruux oo la tuhay. Sida, uu warbaahinta qaranka,u sheegay taliye ku xigeenka saldhiga booliska degmada jowhar laba xidigle xasan cabdulle dhaqane.
Hawlgaka,ayaa ku dhamaaday jewi nabadeed waxaana si,aada u soo dhoweeyay shacabka ku nool ciisimada hirshabeele,ee magaalda jowhar


No comments:
Post a Comment