Ugu yaraan laba qof, oo uu ku jiro taliyihii booliska maxalliga ah, ayaa dhintay ka dib markii qaraxyo badan oo is xigxigay ay ruxeen caasimadda Afghanistan, sida ay saraakiishu sheegeen.
Afhayeenka booliska Ferdaws Faramarz ayaa saxaafada u sheegay in labo qof lagu dilay mid kalena lagu dhaawacay gaarigooda kadib markii bam lagu tuuray bartamaha magaalada Kabul subaxnimadii Arbacada.

No comments:
Post a Comment